Beeshe Geri Koombe ee degta deegaanka gobolka Cayn ayaa deeq geel iyo saad isgu jirta ah ku wareejisay gudiga taakulada ciidamada beesha Dhulbahante ee ka dagaalayo magalaada Laascaanood.
Waxaa deeqaas la wareegay qaar ka mid ah isimada Beesha Dhulbahante ee bee ku sugan laascaanood. Beesha ayaa sheegtay in ay xoolahaas ay beeshu ugu talo gashay in ay kaga qaybqaatado difaaca gobolka Sool.


