Beeneey orad gaabnidaaa”Waa Wax Laga Xumaado Inaad been ka sheegto shaqsi aad awood u isticmaashay Dhaawac,Dadkiisa dishay oo aad Xirtay(Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Xalay Waxaa Weerar aan loo fiirsan Lagu qaaday  Qaaday  Gurigga uu deggan Yahay  siyaasi C/raxmaan C/shakuur Warsame  iyadoo la dilay 5-Askaro oo ilaalo u aheed sidoo kale waxaa dhaawac Loo geeystay Siyaasigga iyadoo Xarigna Loogu Daray taasi oo ka Baxsan Xaquuqda Aadanaha Iyo Xoriyatul Qowl-ka

Qolyaha Dacaayadda u  qaabilsan  Dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliyeed  ayaa Baraha Bulshadda Ku Baahiyay in Lacag Dhan 18 Milyan oo Doolar laga soo Saaray Gurigga C/raxmaan C/shakuur

April 2017 Lacag guri Nigeria lagu qabtay in sawiradeeda internetka lagala soo baxo ka dibna lagu sheego in Abdirahaman Abdishakur lagu qabtay gurigiisa waa naf la caari-nimo iyo been aan aqoon lagu lagu qurxin.
Halkaan ka daawo video ga iyo Sawirada warbixinta laga soo qaatay ee Nigeria ka shacday laakin laaaga dhigayo Soomaaliya.
http://www.zerohedge.com/…/43-million-cash-found-empty-nige…

Links-kaas waxaa uu kuu Cadeeynaya in ay Mar walbo Baahiyaan Warar Been Abuur ah oo aan sal iyo raad laheeyn Waxeeyna Tani ceeb iyo sharaf Dhac ku tahay Dowladda

Eeg Sawirka Been Abuurka ah Ee Baraha Bulshadda Lagu Faafiyay