Beelaha ay ka soo jeedaan wasiirada cusub uu MW Muse Biixi magacaabay

Reading Time: 2 minutes
Madaxweyne Muse Bixi ayaa shalay ku dhawaaqay gole wasiiro cusub, isaga oo dad cusub u magacabaay wasiiro halka qaar kalana uu jagadii ay hayeen ka qaaaday. Hadaba waxaan halkaan idinkuugu soo gubinaynaa qaabiilada ay ka soo jeedaa wasiirada cususb.
1.Ciise Kayd Maxamuud Raagsaale Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. ARAB – SAMANE.
2. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. HABARJECLO – BICIIDE.
3. Maxamed Xaaji Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha. ARAB – REER ADAN.
4. Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Ataash Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka. DHULBAHANTE – BAHARSAME
5. Cali Xasan Maxamed Jaamac Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha. HABARJECLO – AXMED FAARAX
6. Cabdillaahi Faarax Cabdi Muuse Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta. SACAD MUUSE – MAKAAHIL.
7. Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta. HABARYONIIS – SACADYOONIS.
8. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha. DHULBAHANTE – REER HAGAR.
9. Cumar Cali Cabdillaahi Bade Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. SAMAROON – MAXAMED CASE.
10. Cabdillaahi Abokor Cismaan Aw Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka & Guriyeynta. HABARAWAL – CIISE MUUSE.
11. Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare Cismaan Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga iyo Wershadaha. SAMAROON – HABAR-CAFAAN.
12. Baashe Cawil Cumar Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. HABARJECLO – CIMRAAN.
13. Liibaan Yuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. ARAB – SUBEER CELI.
14. Rooda Jaamac Cilmi Cabdulle Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda. HABARJECLO – AADAN MADOOBE.
15. Cabdiraxmaan Cali Cabdi Cali Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka. HABARYONIS – MUUSE ISMAACIIL.
16. Muuse Ibraahim Yuusuf Salaf Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska. CIIDAGALE – REER GOBDOON.
17. Cabdillaahi Xuseen Maxamed Cilmi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Amniga. HABARAWAL – CIISE MUUSE.
18. Cabdinaasir Caydiid Maxamed Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Gobollada iyo Dawladaha Hoose. CIIDAGALE – DANWADAAGO.
19. Mahdi Cabdillaahi Cismaan Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda. GABOOYE.
20. Siciid Axmed Jibriil Bahal Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Biyaha. SAMAROON.
21. Cabdixakiim Siciid Muuse Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska. HABAR AWAL – SACAD MUUSE- Makaahiil.
22. Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. TOLJECLO.
23. Maxamed Axmed Maxamuud Cawad Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Itoobiya. ARAB GUULANE
24. Cali Cabdillaahi Daahir Xirsi Guddoomiyaha Baanka Dhexe. HABARYOONIS – ISAXAAQ.
25. Khaalid Jaamac Axmed Ducaale Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. – HABAR-AWAL- SACADMUUSE – NUUX ISMAACIIL.