Reading Time: < 1 minute

Barlaamanka Itoobiya ayaa ansixyay sharci cusub oo dhaliyay qalqal siyaasadeed, Sharcigaan ayaa xadidaya  qaadashada iyo haysashada  hubka fudud sidi Qoryaha iyo bistoolada, siida ee sheegen idacaada FANA oo ku hadasho afka Dowlada Itoobiya.

Iyada oo dalka Itoobiya uu yahay dal ay ku nool in ka badan boqol milyan qofoo, ayaa dadka ku nool intooda dadan yihiin kuwa  ku hubeysan hubka gaar haan maleeshiyaadka  ka soo jeeda qoomiyadaha. Sharcigaan xadidaya qaadashada hubka ayaa qaabad weyn ku noqon doona xukuumada Abiy Ahmed.

Dadka  Itoobiyaanka ayaa  intooda diidan yihiin inay hubkooda u warejiyaan Dowlada, wayyo ma jiran dowlad ama mamuul awood leh u shacabka difaaci kaaro madaam u dalka galaay marxalaada cusub iyo dadka bilabeen inay qomiyad iyo diin u kala baxaan.