Barakac kabilaawday Deegaano Al-Shabaab Shalay lagula dagaalamay

Reading Time: < 1 minute

Kadib Dagaal Shalay kadhacay qaybo kamid ah Gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa waxaa deegaanadii lagu Dagaalamay kabilaawday barakac xoogan.

dadka deegaanka ayaa waxa ay inoo sheegeen in ay isga bexeen Deegaanka lagu magacaabo Geelgub oo katirsan Gobolka Shabellaha Dhexe in ay isga baxayaan Deegaanka maadaama laga cabsi qabo in mar kale halkaa uu dagaal kale kaqarxo.

Ciidanka Dowladda ayaa waxa ay sheegeen in ay Al-Shabaab kasaarayaan Deegaanada ay kaga suganyihiin Gobolada Dalka waxaana Dagalkaa horboodaya Taliye kuxigeenka.Ciidanka Xooga Dalka Soomaalia.