Reading Time: < 1 minute

Banaanbaxyo looga soo horjeedo dilka fanaanka caan ahaa Haacaaluu Hundeessaa oo ka socda magalaada Addis Ababa. Fanaankaan oo ka soo jeedo  qowmiyada oromada ayaa  aad ugu soo hor jeeda Ra,iisul Wasaaraha itobiya abiy ahmed fananka ayaa maalmihii lasoo dhaafey ku gudo jiray abaabul shacab.

Waxa uuna malmihii ugu danbeeyay Talaafishinada iyo idaacadaha ka abaabulaayay kacdoon shacab oo looga soo hor jeedo dowladda uu hogaamiye Abiy Axamd oo mudo xileedkeeda  dhawaan la kordhiyay.