Banaanbaxa maanta ee Muqadisho oo ku sii fidaya magaalada oo dhan (Daawo Video)

Reading Time: < 1 minute

Waxa wali ka soconaya magalaada Muqadishu mudaharaadkii ay shacabka Muqdishu ugu soo horjeedaa dilka joogtada ah ee lagu hayo shacabka.

Ciidanka Booliska ayaa isaga cararay goobihii ay ka deganaayeen KM4 iyo qeybo ka mida magaaalada. Wali ma jirto mas’uuliyiin ka socota dowlada oo isku dayday in ay wax ka qabtaan dhibatada ku sii fideysa Magaalada Muqdishu

Halkaan ka daawo Video