Waxaa saakay ruxay magalaada Muqadisho Banaanbaxyo xoogan oo rabshado wata oo ay dhigayaan dad u badan dhalinyaro oo ah kuwa ka shaqeeysta Mooto Bajaajta, kaasi oo si gaar ah uga socda Isgoyska Howlwadaag ee Gobolka Banaadir.
Banaanbaxaan ayaa yimid kadib markii saakay askari ka tirsan Ciidanka Booliska uu Isgooyska Howlwadaag ku dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa iyo wiil Dhalinyaro ah oo saarnaa Mootada. Ciidanka Booliiska ayaa xabado ku furay dadka banaan baxayay in ka badan 6 qofood ayaana ku dhimatay inta la og yahay ilaa iyo hadda.
Wxii soo kordha gasaal ayaan idinkaga soo sheegeynaa
Halkaan ka daawo sawiradda: