Waxaa qaybo kala duwan ee ka tirsan magaalada Muqdisho ka socda banaanbax balaaran. Banaanbaxaan ayaa looga soo horjeedaa dowlada Farmaajo waana mid shacabka degaankaas ay ayagu soo caban-qaabiyeen.
Banaanbaxa ayaa ku baayaha degmooyinka Gobolka Banadir. Banaanbaxa ka dhacaya Degamada Kaaraan ayaa waxa aan tagi karin ciidan ka socda Dowlada si ay i joojinaan. Degamada Kaaraan waxa ku sugan ciidan beeleedyo difaacaya hanti ay leeyihiin muwaadiniin Soomaali ah.