Banaan-baxayaal xiray irida laga galo Madaxtooyada (SAWIRO)

Reading Time: < 1 minute

 

Shacab tiro badan ayaa isku gadaamay wadada laga galo Madaxtooyada iyagoo ku dhawaaqaya erayo aay ka mid yihiin “Daneyate dooni meyno, musuqmaasuq dooni mayno, iyo kuwa kale”

Shacabka Muqdisho aya quus ka taagan hoggaanka MW Farmajo tan iyo markii uu xukunka la wareegay.

MW Farmaajo oo hore u sameeyay ballan qaadyo badan oo uu wax kaga qabanaayo amniga, dhaqaalaha iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa ayaana mid qura ka fulin ballanwaadyadaas iyado aay sii bateen musuqa, amnigii oo faraha ka baxay iyo caburin joogta ah oo lagu hayo shacabka