Banaan Bax Xoogan oo Ka Socanaya Magaalada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imanaya magaalada muqdisho aya shegaya in degmada dharkeynlay ee gobalka Banaadir uu ka socanayo banaanbax xoogan oo ay dhgayan dadka shacabka ah ee ku sugan dagmadaasi

Shacabka Banaanbaxaya ayaa ka cabanaya dilkii maalmo ka hor Xaafadda kaaba-goday loogu geestay Alle ha u naxariistii C/llaahi Xuseen Maxamed Migiste oo ka tirsan Milatariga Soomaaliya sidoo kalane ka tirsanaa Tababarayaasha Ciidamada Soomaaliya.

Banaanbaxayaasha ayaa dalbanaya in cadaaladda la hor geeyo Askarigii dilka geestay oo sidoo kale ka tirsan Ciidamada amaanka Soomaaliya, Dowlada Soomaaliya ayaa wali ka hadlin Banaanbaxa ka socda degmadaasi iyo sidoo kale dilkii dhawaan ka dhacay degmadaasi.