Badayadu Iib Maaha Waa Hal Hayska Mudaharaadka Lagaga Soo Horjeedo Damaca Itoobiya Ee Bada Lughaya Ee Maanta Borama Galgilay

Reading Time: < 1 minute

Badayadu Iib Maaha Waa Hal Hayska Mudaharaadka Lagaga Soo Horjeedo Damaca Itoobiya Ee Bada Lughaya Ee Maanta Borama Galgilay. Mudaaharaado aad u gilgilay magaalooyina waa weyn ee Waqooyiga Soomaaliya oo looga soo horjeedo heshiis is afgarad oo aan sharciyad heysan kaasoo dhex maray Muuse Biixi iyo RW Itoobiya Abiye Axmed.

Caalamka ayaa aad uga soo horjeestay heshiis beenaadkan, iyagoo taageeray in la dhowro madaxbannaanida Soomaaliya.