Baarlamanka Puntland oo Ka Dooday Xaalada Tukaraq & Amar La Faray Ciidamada Puntland

Reading Time: < 1 minute

Barlamaanka mamulka Puntland ayaa maanta yeeshay Kullan wadatashi iyo xogwareysi oo looga tashanayay xaalada colaadeed ee ka

dhalatay dagaaladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool.

 

Dood dheer waxaa laysla qaatay qodobadaan hoos ku xusan: