Baarlamaanka Somalia oo si deg deg ah ugu yeeray Wasiir ka tirsan Xukuumada Kheyre

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dalbaday in uu si deg deg ah ku horyimaado Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dalbaday in maanta oo sabti ah in uu horyimaado Wasiirka si wax looga weydiiyo Xaaladda Waxbarashadda Soomaaliya, Deeqaha waxbarashadda iyo Shaqaallaha Wasaaradda.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!