Baaris dheer ka dib, Koontada W. Waxbarashada Puntland oo la xiray,

Reading Time: < 1 minute

Hanti-dhawrka guud ee dowladda Puntland ayaa xannibaad saaray dhammaan AKoonnada Lacagta ee wasaaradda Waxbarashada Puntland. Warqad ka soo baxday Hanti-dhawrka guud ee Puntland Cabdirisaaq Cumar Faarax ayaa lagu xannibay dhammaan Akoonnada wasaaradda ilaa iyo amar dambe.

Hnati-dhawrka ayaa sheegay in baaris ku socoto wasaaradda Waxbarashada Puntland waxaana shaqada laga joojiyay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaraddaas oo lagu eedeeyay lunsasho hanti dadweyne.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!