Axmed Madoobe oo sheegay in Shacabkii lagu xasuuqay Zoobe looga aarguday Al Shabaab (Video)

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka hadlay dagaalkii lagu qaaday kooxda Al Shabaab oo looga dilay tiro badan oo ka mida ciidankooda ayaa sheegay sheegay in gudaha laga gaaray dagaalka ka dhnak Al Shabab oo saameyn ku yeelan doono dalka oo dhan.

Axmad Madoobe oo ka hadlaya dhibkii loo gaarsiiyay kooxda argagaxisada Al Shbaab ayaa yiri  “waxaan u sheegeynaa shacabka Soomaaliyed in Shacabkii lagu xasuuqay Zoobe aanu  uga argudnay Al Ahabaab”.

Halkaan ka daawo Video:

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0KS48tUaaUU[/embedyt]
Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!