Axmed dhiblaawe Casir oo Iska Casilay Gudigii uu Magacaabay Sheekh Shaakir

Reading Time: < 1 minute

Xili dhawaan warqad ka soo baxday Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamad Shaakir cali xasan lagu magacaabay gudiga farsamada iyo Doorashda Galmudug ayaa waxaa isasoo tarayay xubnaha gudigaa kamid ah oo is casilayay.

Axmad dhiblaawe Casir oo looyaqaan waashitoon oo ah Wasiirka Wasaarada Xanaanda Xoolaha iyo Beeraha Galmudug ayaa waxa uu sheegay in uu iska casilay xubinimadii gudigii uu magacaabay sheekh shaakir.

Xubo gaaraya ilaa iyo sedax xubnood ayaa tan markii Shaakir gudigaa uu magacaabay iscasilay waxa ayna sheegeen in aanan lagala tashan in gudigaa xubno ay kanoqdaan

Ahlusunna ayaa waxa ay wajahaysaa xaalad adag waxaan warar hoose oo ay helay Wabaahinta Muqdisho Online sheegayaan in Xunahaan in ay is casilaan ay ka dambeeyaan Farmaajo iyo Saaxiibadii.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!