Xuseen Macallin

Muqdisho Online. Xafiiska wararka Geeska Afrika. Waxaad kala xiriiri kartaa [email protected] ama twitter @muqdisho_online

[VIDEO] Booliska oo faahfaahin ka bixiyey labadii qarax ee ka dhacay Muqdisho

Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya G/lle Sidiiq Aadan Cali Doodishe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey qaraxyadii ay maanta kooxda Al-Shabaab ka...

[Akhriso] War-Murtiyeedka Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee la Dagaallanka & Ciribtirka Fikirka Khawaarijta

Shirweyne Wadatashi ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta XFS, ayna kasoo qeybgaleen Wasaaradaha Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, Gobolka Banaadir...

Wariyeyaal & Saraakiil Ciidan oo dhimasho & dhaawac ku noqday qaraxyada

Waxaa la xaqiijiyay inay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxyadii lagu weeraray Xarunta Wasaaradda Waxbarashada oo kutaalla Agagaarka laami yaraha Soobe Wariyeyaal & Saraakiil katirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Dadka la...

Al Shabaab oo dad Beeraley ah ku dilay deegaan ka tirsan Gobolka Sh/hoose

Wararka naga soo gaaray deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay saddex ruux oo kala ah maamo lagu sheegay magaceeda Salaado,...

Ninka ugu taajirsan Caalamka oo iibsaday Shirkadii Twitter iyo madaxdii oo la eryay

Maalqabeenka ugu taajirssan dunida Elon Musk ayaa iibsaday Barta Bulshada ku xiriirto ee caanka ah ‘Twitter’-ka, isagoo noqday Milkiilaha cusub ee shirkaddan saameynta leh. Lacagta uu bixiyey Elon Musk, kuna...

DFS oo soo bandhigtay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Sh/dhexe

Ciidmada Xooga dalka iyo dadka deegaanka howlgalo wada jir ah oo ay ka sameeyeen deegaanka War-ciise ee gobalka Shabeellada Dhexe. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgalka ay ku soo qabteen...
error: Sorry Lama ogola in aad daabacatid