Xuseen Macallin

Muqdisho Online. Xafiiska wararka Geeska Afrika. Waxaad kala xiriiri kartaa [email protected] ama twitter @muqdisho_online

DF oo war cusub ka soo saartay khasaaraha dagaalkii Masaajid Caliguduud

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faahfaahin cusub ka bixisay howlgalkii culuslaa ee todobaadkan lagula wareegay deegaanka Masaajid Caliguud, kadib dagaallo u dhexeeyey ciidanka dowladda & Shabaab oo ka...

Soomaaliya & Kuwait oo ka wada hadlay dhibaatadii ka dhalatay qaraxyadii Soobe

Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa kulan kula qaatay caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arrimaha dibedda ee Dawladda Kuwait  Sheikh Salem Abdullah Al-Jaber Al-Sabah. Wasiirka...

Baarlamaanka maamul Goboleedka PUNTLAND oo ansixiyey xubnaha maxkamadda sare

Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyey xubnaha maxkamadda sare ee maamulkaasi, kadib kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada caasimada ee Garoowe. Kulanka oo...

Golaha Amniga Q/Midoobay oo mudadda u kordhiyey Xafiiskooda Siyaasadda Somaliya ee UNSOM

Dalalka Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa wadajir ugu codeeyay in muddo sanad ah loo kordhiyo Howlgalka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM. Dib u eegistii istaraatiijiyadeed ee Xoghayaha Guud ee...

Wasiirka Caafimaadka oo shaaciyay tirada cusub ee khasaaraha qaraxyadii Sabtidii ka dhacay Zoobe

Waxa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay qaraxyadii is xigxigay ee Sabtidii ka dhacay agagaarka isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, waxana saacaddihii ugu dambeeyay maydad kale laga soo saaray...

RW Xamsa oo 24 saacad kadib magacabaay Guddi qaablisan Qaraxyadii Soobe 2

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa 24 saac kadib magacaabay guddi ka shaqeeya howlaha gurmadka ee Qaraxyadii qasaaraha badan dhaliyey ee ka dhacay . Qoraal ka soo baxay...
error: Sorry Lama ogola in aad daabacatid