Xuseen Macallin

Muqdisho Online. Xafiiska wararka Geeska Afrika. Waxaad kala xiriiri kartaa [email protected] ama twitter @muqdisho_online

[XOG] Farmaajo oo degaya agagaarka Garoonka Muqdisho. Waa imisa kirada guriga?

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan Villa Soomaaliya waxaa ka socota munaasabadda xil wareejinta ee Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Munaasabadda xil...

Cabdullaahi Shiikh Xasan oo Qarax lagula eegtay degmada Wadajir

Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax miino oo goordhow ka dhacay Suuqa wayn degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa lala beegsaday gaari uu la...

[XOG] Maxkamadda Gobolka Banaadir oo fasaxday Lacagtii Imaaraadka uu xayiray Farmaajo

Lacagtii dowladda Imaaraadka Carabta ee dowladda Soomaaliya ay xayirtay bishii April 2018 ayaa ugu dambeyn maanta la fasaxay, ayada oo lagu wareejiyey safiirka dalkaas ee Muqdisho, sida ay xaqiijisay...

Madaxweyne Xasan oo kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd kulan la yeeshay Taliyeyaasha Xoogga iyo Booliska Soomaaliya. Kulanka ayaa waxa uu madaxweynaha kaga dhageystay Taliye Xijaar iyo Odowaa warbixinta guud...

[XOG] Sidee Fahad Yasin shalay ku galay Teendhada Doorashada ka socotay?

Doorashadii shalay ka dhacday xarunta Afisyooni ee Doorashada Madaxweynaha aya lagu dhex arkay Doorashada dhexdeeda Fahad Yasin oo ka shaqeeynaya in uu xildhibaano u helo Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi...

Ingiriiska oo ballan-qaad culus u sameysay Madaxweynaha cusub

Dowladda UK ayaa war kasoo saartay dhameystirka doorashada Soomaaliya, gaar ahaan guusha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay mar labaad loo doortay inuu hoggaamiyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. UK...
error: Sorry Lama ogola in aad daabacatid