Askari katirsan Ciidanka haramcad oo Dhaawacay Tageerayaal Doonayay in ay gudaha ugalaan Garoonka EGN:yariisoow

Reading Time: < 1 minute

Asari katirsan Ciidamanka Haramcad oo katirsan Booliska Soomaalia ayaa waxa uu rasaas kufuray taageerayaal doonayay in ay gudaha ugalaan Garoonka kubada cagta ee ENG:Yasiiroow EX koonis kaa oo lagu wado in caawa lagu qabto Fiinaalaha kamadambaysta tartanka kubada Cagta ee Demooyinka Gobolka banaadir.
rasaata uu furtay Askarigu ayaa waxa ay sababtay Daawaca labo kamid ah taageerayaasha kuwaa oo doonayay in ay Garoonka Gudaha ugalaan.
Askarigii dhibkaa gaystay ayaan laga qaadin qoraygii uu dhaawaca kugaystay Waxaan Saraakiisha kasocota Ciidanka Boosliska ee kusugaya garoonka ay yihiin kuwa ciidamda faraya in ay taageerayaasha xabad kulacayriyaan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!