Reading Time: < 1 minute

Waxaa warar kala duwan ay ka soo baxayaan Akar katirsan Dowladda Soomaalia oo Mugaalada Muqdisho ku dilay Darawal Mooto Bajaaj waxaana Dilka kadib ay ka qaateen Taleefan uu watay.

 

Goobjoogayaal ku sugan halka uu dilku ka dhacay oo ah Xaafada Black sea ee Degmada Hodan ayaa waxa ay inoo xaqeejiyeen in Dilka ay geesteelabo askar oo ku labisnaa Dariiska Ciidamada Dowlada Dilka ka dibna ay goobta isga carareen.

 

Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalda Muqdisho ku soo kordhayay Dlalka iyo dhaca ay shacabka u gaysanayaan Ciidamada kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaalia ku waa oo loogu talagfalay in ay Amaankooda sugaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here