Cabdullahi Godah Barre oo tagay goobtii ay aradayda ku mudaharaadeysay ayaa waxa uu kala kulmay caaay iyo dhagax ku tuurid. Ardayda oo aad u careeysay ayaa diiday in ay la hadlaan Godax.
Waxaa lagu arkaayay goobta mudaharaadka ka socday Godax oo ay askari ka difaacaysay ardayda mudaharaadeysay.
Halkaan ka Daawo:
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=SYkeGQaD1_M[/embedyt]