Aqriso:Warqadii Lagu Amray Weerarkii Xildhibaan Cadoow Cali Gees!!

Reading Time: < 1 minute

Iyado Dhawaan Ciidamo ka tirsan kuwa NISA ay weerar an laga ganban ku qaday Hoyga Xildhibaan Cadow Cali Gees ee Dekada Muqdisho aya waxa arintaasi ay noqtay mid Ciidanka NISA ay udiyaarsan yihiin oo kaliya in ay weeraran Xildhibanada iyo Siyasiyiinta.

Weerarkaasi oo ay hogamineysa Xamdi oo ah Taliyaha Ciidanka Nisa ee Dekeda Muqdisho sido kalena ah Xaaska Jacfar oo ka mid ah saraakiisha sare ee NISA.

Weerarkan aya dhacay xili uu Xildhibaanka ka maqnaa Dalka waxana muuqata in la baal maray Sharciga iyado si qaldana loola dhaqmay Xildhibaanka Shaqaalahisa iyo Xafiisyadiisa.