Aqriso:Kooxda Qiyaano Qaran oo Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ku haayo cadaadis xoogan+Caruun iyo Haweyn lugeenaya wadooyinka Xiran

Reading Time: < 1 minute

Dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa maalinta labaad ee Ciidul fitriga ku qaatay lug ay isaga gooshayaan wadooyinka Muqdisho kadib markii ay ciidamada dowladda xireen jidadka magaalada.

Arrintan ayaa keentay in dad badan ay ka hadlaan xirnaanshaha wadooyinka magaalada, muqdisho oo shacbka dhib xoogan ay klu qabaan.

Xildhibaano ka tirsan DFs ayaa ku tilmaamay xag gudub lagu haayo dadka ku dhaqan muqdisho waxayna shegeyn inaan loo dulqaadan doonini awooda loo istcimaalyo danyarta ku dhaqan muqdisho.

Gabi ahaan wadooyinka magaalada muqdisho ayaa xiran waxeyna dadka maalayan cagahooda si ay ugaaran goobaha loo damaashad tago.