AQRISO: Xogta ka dahson ee Axmad cali daahir Iyo Shaqada uu uhayo Itoopia

Reading Time: < 1 minute

Axmad cali daahir oo ah xeer ilaaliyaha qaranka aya ah shaqsiga dhibatada ugu badan hada ku haya umada soomaaliyeed.
Axmad cali daahir oo ah nin heysta dhalashada dalka itoopia aya ah shaqisi soo someyay dhibaatooyin badan oo loo geytay soomaaliyeed.

Xeer ilaaliye axmad cali daahir aya xilal kala gadisan kasoo qabtay dowlada ismaamulka itoopia
Waxaana uu xili soo aha guduumiyaha maxkamada sare ee dowlad deegaanka ismaamulka soomaalida itoopia.
Waxana jailka lagu magacaabo jail ogaadenia oo hay`adaha xuquqda adanaha ku tilmaamen in uu yahay halka tacadiyadaha ugu badan logu geysto maxabiista halkasi ku xeran,iyadoo xabsigaasi uu kuso dhibaateyay maxaabiis badan oo soomaali ah isagoo u adeegaya dowlada itoopia.

Dad badan oo xabsigaasi so maray xiligu aha gudoomiyaha maxkamada sare ee ismaamulka itoopia aya shegay in maxabiis leyda lagu ciqabo koronto logu dhajiyo maskaxda,iyadoo xabsiyadi lagu geyto wax kabaxsan bini adan nimada.
Maxabiis badan aya dhawaanahan laga soo dayay itoopia iyadoo maxabiistaasi ay kamid ahaayen qaar uu xukumay axmed cali daahir.

Dhawan waxa werar loo geytay siyasiga c.c.shakur warsame iyado laba xildhibana uu shegay in xasaanada laga qaado,iyado maxkamada gobolka banadir ay goan ka gaartay kiis been abuur aha oo qorshaheda uu ku lug laha axmed cali daahir.

Waxa uu hada bilabaya in uu dhibateyo siyasiyinta iyo bulshada soomaaliyeed si uu ufarxad galiya dowlada itoopia

Waxa hada socda mooshin xilka loga qaadayo xeer ilaaliyaha,iyadoo sualo badan laiska weydiinayo shaqada uu qabto iyo danaha uu uhaayo dowlada itoopia.