Aqriso:-Wasiir Xoosh oo Lumiyay Kalsooni Muhiim u Aheed(SABABTA)

Reading Time: < 1 minute

Qoraal ay soo saareen Guddiga dib u eegista iyo la socodka dastuurka ee Baarlamaanka Somalia ayaa waxay ku sheegeen inay kalsoonida kala noqdeen Wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh Jibriil.

Waxaa loo kala diray qoraalkan madaxda sare ee dalka sida Guddoomiyaasha Baarlamaanka iyo aqalka Sare,  Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federalka, iyadoo  lagu sheegay in Wasiirka dastuurka Cabdi Xoosh Jibriil uu hortaagan yahay geedi-socodka dastuurka.

Qoraalkan oo soo baxay 28kii bishii hore ayaa waxaa ku saxiixan guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) sidan ayuuna qornaa:-

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!