Maysan Dhicin Wali in Magaalada Muqdisho Ay Toban Maali Gudahood Ay Dhintaan in kabadan shan qof oo Qaab naxdin ah Loo Dilay.
Dhacdooyinka Ugu Xooganaa Ee Dhacay Todobaadkan Waxaa Kamid ah In Nin Uu Gowracay Xaaskiisa
Ninkan Oo Deganaa Xaafada Towfiiq Ee Degamada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir Ayaa Qabay Gabadha Uu Gowracay Muddo 11-Maalmood Kaliya.
Ciidamada Amaanka Madaxtooyada Aya Qabtay Ninkan Isagoo Xiran Dhar Dhiiig Leh Gacantana Kuwata Dhar kale iyo lacag Shllin Soomaali Ah Waxa Ayna Weydiiyeen Halka Uu Kayimid Lkn Waxa Uu Ugu Jawaabay Waxa Aan Soo Dilay Xaaskeyga Kadib Wey qabteen Waxa Ayna Kuwareejiyeen Ciidanka Amaanka Degmada Xamar Weyne Ayagoo usii gudbiyay Xarunta CID-da Dowlada.
17 Bishan Subax Isniin Ahayd waxaa Xaafada suuqa Xoolaha ee degmada Hurwaa Lagu Arkay Meydka Nin Oday ahaa Kaa Oo jirkiisa ay yaalleen dhaawacyo tooreey loo adeegsada. Dadka Deegaanka Ayaa Sheegay In Dilkasi Uu Dhacay Subax Alaseey Ah Ninkana uu udheelmanayay shaqadiisa Balse ay macquul tahay in ay dileen tuugo lkn lama hubo.
Dhacdooyin Kala Duwan Ayaa18 Bishan Oo talaadado kubeegneed Kadhacday Muqdisho Waxaana Dhacdooyinkaasi In Gaari ay la socdeen Arday dhigata Dugsiga Hoyga Xamar Oo Marayay Agagaarka Isbitaalka Rajab Dayib Urdugan EX-Digfeer ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa rasaas ku furay mid ka mid ah ilaalada Sarkaal ka tirsan Ciidamada dowladda oo Magaciisa lagu sheegay Janeraal Sheegoow.
Deeqo Daahir Faarax Oo Aheyd 9 Sano jir Waxa ay udhimatay Rasaastii uu furay askarigii Waxa ayn saarneyd gaariga xilligaa oo ay kuwajahneed Iskuulkeeda Sido Kale Waxaa Dhaawacmay 13 kale oo ardayda Gaariga Lasaarneed kamid ahaa.
Inkastoo Qoyska Deeqa Uu Lakulmay Madax Weyne Farmaajo una balan qaaday in cadaalada lahorgeenayo askarigii dilka geystay Hadana Illaa Iyo Hadda Wax Cad Lama Haayo.
Dhacdadaasi Waxaa Kudhintay
18 Bishan Maalin Talaado Ah ayaa Nin lagu Magacaabo Calas Geelle salaad uu dilay Xaaskiisa Oo Lagu Magacabay Hidaay una heysay Afar Carruur ah waxa Ayna Dhacdadaasi Kadhacday Xaafada Sarkuusta ee duleedka Magalada Muqdisho.
20 Bishan Maalin Khamiis Ah Waxaa Xaafada Towfiiq Ee Degmada Yaaqshiid Lagu dilay Axmed Dowlo Kadibna Meydkiisa Lagubay markii loogu tegay Garaash uu ku lahaa Xaafada Towfiiq Ninkan Waxa Gubay Qoys Ay Gabar Kaqabeen Waxana Gabadha Qabay Wiil UU Adeer Uyahay Qoyska Wax Gubayna waxa ay diidanayeen in gabadhooda uu qaab ficilnimo ah.
21 Bishan Oo Maalin Jimco Ah Ku beegneed Waxaa Muqdisho Kadhacay Dilal Qorsheesan oo Loo Geystay Dad Shacab Ah Iyo Xubno Dowlada Katirsan Inkastoo Dadka Dilka Geystayna Ay Kujiraan Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya Dilalka Ji Jaamcada Somaliya Dhismaheda Baar Ubax Lagu Dhex Dilay Aamino Xuseen Xasan Xilli Ay Kudhex Jirtay Fasalka Oo Ay Qaadaneysay Xiisada Aamino Waxa Ay Dhiganeysay jaamacada 3 sano waxana sanadkan uu u ahaa kii 4-aad oo ay kuqalin jabin lahayd waxa ayna baraneysan qeybta sharciga iyo qaanuunka jaamcada soomaaliya.
Sido Kale waxaa loo geystay askari ka tirsanaa booliska Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Mahad Gudhuu
Isla Jimcadii Ciidamo Katirsan Dolwada Soomaaliya Ay Toogteen Dayax Iimaan Xasan Jiirow Oo Katirsanaa Shaqaallah Maamulka Gobolka Banaadir.
Maxaa Kulmiyay Maatada In Ay Isku Miir Baxaan Maxasa Ciidamadu Ay Shacabku Umaji Siibayaan?
Maatada Muqdisho Maxay Galabsatay?