AMISOM oo sheegtay in booliska Jubbaland diyaar u yihiin qabashada doorashada J.

Reading Time: < 1 minute

AMISON ayaa tababar buuxa waxa ay siisay Ciidanka booliska Jubbaland kuwaas oo la xiriira sugida Amniga doorashada Jubbaland oo lagu wado in ay dhacdo dabayaaqada bisha danbe.

Jubbaland ayaa waxa ay ka mid tahay dowlad goboleeyadda kooban ee dhistay ciidan tayo leh kuwaas oo ku filan adkeynta amaanka Jubbaland.

Ciidamada AMISOM ayaa tababar siiyay ciidanka booliska Jubbaland, tababarkaas oo ah mid xirfadaysan ayaa u suura galin doono Jubbaland in ay si hufan u qabato doorasho xalaal ah.