Wararka naga soo gaaraya degmada Mahadeey ayaa sheegaya in Kooxda AL Alshabab la wareegto degamada Mahadaay ee Gobalka Shabellaha dhexe.
Ciidanka ka tirsan Xooga Dalka ayaa saacado ka hor isaga soo bay degaanka, Mushaar la’aan darteed.waxaa sidaas ii xaqiijiyay dadka deegaanka.
Dadka ku dhaqan degaanka ayaa bilaabay in ay ka qaxaan degaanka oo ay isaga baxaan degmada Mahadaay iyaga oo ka cabsi qaba in ay Al Shabab soo galaan.