(Akhriso) Mooshinkii MW. Farmajo oo laga noqday

Reading Time: < 1 minute

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa soo saaray in laga noqday mooshinka muranka badan dhaliyay ee 9-kii bishan laga keenay Madaxweyne Farmaajo.