Wararka Caawa nagasoo Garaya Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in weerar lagu qaaday Saldhig ay Ciidamadda Dowladdu ku leeyihiin inta u dhaxeeysa Degmooyinka Kaxda Iyo Dharkeenleey Ee Magaaladda Muqdisho.
Sida Wararku sheegayaan Dagaalamayaal ka Tirsan Kooxda Al-shabab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday saldhig lagu magacaabo Ali Janale oo ay checkpoint Ciidamada Amnigga
Weerarkaasi oo lagusoo waramaayo in uu socday qadar daqiiqado ah ayaana la Ogeeyn Qasaaaha Rasmigga ah ee dhashay,Waxaase dadka deegaanku soo warinayaan in ay maqlayaan Rasaas Culus oo labadda Dhinac isweeydaarsanayaan.
Waxii kasoo kordho warkaan lasoco Insha’allah