Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday Xerada Ciidamada Itoobiya ee Baardheere!!

Reading Time: < 1 minute

Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goordhaw lagu qaaday xero ciidamada Itoobiya ka degan yihiin agagaarka garoonka Diyaaradaha Degmada Baar dheere ee G/Gedo.

 

https://youtu.be/Vnj__QpnTXM

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!