Al-Shabaab oo war kasoo saaray Weerar Askar lagu dilay oo Degmada Balcad ka dhacay

Reading Time: < 1 minute

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa waxa ay War kasoo Saareen Dagaal Xalay ka dhacay Degmada Balcad Dagaalkaa oo Dexmaray Ciidamada Dowlada iyo Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa waxa sicad u sheegeen in Dagaalkii Xalay ay kudilee Sedax askari oo katirsanaa Ciidanka Dowlada Federaalka Soomaalia kuwaa oo ku sugnaa bar Koontorool oo kutaalada Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelleha Dhexe.

Marka laga sootago sheegashada Al-Shabab in ay Sedax Askari Dileen Majiro wax war ah oo kasoo baxaya Maamulka Degmada iyo kan Gobolka oo ku aadan Weerarkii Xalay dhacay iyo Dadka Weerarkaa ku dhintay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!