Kooxda Al Shabaab ayaa waxa ay ku shalay ku dileen Degaanka Yaaq Baroowe oo ka tirsan Gobol Bay shalay shan qofood oo ay ku sheegeen in ay ahaayeen Jaajuusiin. Al Shabaab ayaa sheegay in dadkas la dilay ay ka hor qirteen dabiga lagu soo eedyaya maxkamad ay ayagu sameeysteen.
Al Shabaab ayaa waxa ay u dileen dad shacab ah oo ay ku tuhmayaann in ay ka soo horkeedaan siyaasadooda ama hogaankooda Dadka la dilay ayaa magacyadooda lagu sheegay Aadan Muuday Maxamad, Ayuub Xasan Maxamed, Maxamed Isxaaq Xasan, Maxamuud Cabdi Isxaaq iyo Cabdi Maxamad Isxaaq.