Al Shabaab oo diiday in la aaso Dad ay Gobolka Mudug kudileen

Reading Time: < 1 minute

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa waxa ay Diidiin inla aaso Dad ay Shalay ku dileen Qaybo kamid ah Gobolka Mudug Dadkaa ay Al Shabaab Diideen in la aaso ayaa waxa ay gaarayaan ilaa iyo 3qof.

Dadkaa ladilay ayaa waxaa markii ladilayay ay qaadayeen lacag waxaana isbaaro utaalay Deegaan katirsan Gobolka Mudug gaadiid gaaraya ilaa Sedax Gaari ayaa waxa ay soo weerareen Dadkaa isbaarada u taalay waxaana dhaxmaray Dagaal xoogan ugu dambayntii waxaa goobta lagu dilay Dadkii isbaarada u taalay.

Dadka Deegaanka ayaa waxa ay soo sheegayaan in ilaa iyo hada aysan jirin cid aastay Dadkii shalay ay Al Shabaab Dileen waxaana in la’aaso dadkaa diiday Al Shaabab waxaana Al Shabab ay sheegeen in Cidii aasta ay dilidoonan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!