Al Shabaab oo Dad Watay Raashin Gar Gaar Ku Dilay Degmada Waajid

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in xalay Kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ay dileen mid ka mid ah labo ruux oo ay ka qabteen degmada Waajid.
Al shabaab aya la shegay in jidka u galeen qaar kamid ah dadka deegaanka oo waday Raashiin ay ka keeneen Magaalada Baydhabo kaas oo ku rarnaaa Gaari Dameero.
in kabadan 9 qof oo ahaa dadkii la socday Gaari Dameerada waday raashiinka ayaa labo kamid ah gacanta ku dhigeen Al-shabaab halka inta kalane ay ka baxsadeen.
Dadka deganka aya shegaya in al shabaab ay dileyn mid ka mid aha labadi ruux ay qabteyn Degmada Waajid ayaa waxay ka mid ah degmooyinka go`adoonsan ee ka tirsan gobolka Bakool oo Al-shabaab horay go`adoon ay ugu soo rogeen.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!