Al-shabaab oo Canshuur Dheeraad ah kusoo Rogtay Gaadiidka Galaya Degmada Ceelbuur

Reading Time: < 1 minute

Wararka nagasoo gaaraya Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Xarakadda Al-shabaab ay Canshuur Dheeraad ah kusoo rogeen Baabuurta Waa weeyn ee Xamuulka ah.

Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ay Canshuurtaan kusoo rogeen  Gaadiidka Ka baxa Muqdisho ee gala Degmada Ceelbuur

Ganacsatada Gaadiidka u shaqeeyo ee Gaarileyda loo yaqaano ayaa arinkaan cabash xoogan ka muujinaayo Maadaama Lacago dheeraad ah la dul-dhigay