Al Shabaab iyo ciidanka Jubbaland oo ku dagaalay magaalada Dhoobleey

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka na soo gaarayo  degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose waxaa halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Nabadsigida Jubbaland iyo Kooxda Al shababaab .

Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday sida la sheegay saldhigga Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland iyadoona markaas kadib dagaalka uu si toos ah u bilawday. Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa wali ka kahad lin dagaalka ka dhacay Degmada dhoobley balse dadka deegaan ayaa sheegay in dagaalka uu jiro qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawaac .

Dhanka kale, inta badan Al Shabaab ayaa weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah waxay ku qaadaan deegaanada Maamulka Jubbaland gaar ahaan degmada Dhoobleey .

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!