[AKHRISO] War Murtiyeed laga soo saaray shirkii Beesha Xawaadle ee Nairobi

Reading Time: < 1 minute

Shir maalmo uga socday beesha Xawaadle magaalada Nairobi ee dalka Kenya aya maanta laga soo saaray war murtiyeed. War murtiyeedka aya beesha waxa ay Dowladda Federaalka ah ka dalbatay in dib loogu noqdo qaab dhismeedkii HirShabeelle taasoo beesha Xawaadla ay saluugsan tahay sida loo soo dhisay.

War murtiyeedkan aya sidoo kale lagu sheegay in Beesha Xawaadle ayna ku qanacsaneyn sida awoodaha beelaha dega HirShabeelle aanay ahayn sida saxda.

Halka Hoose ka akhriso War Murtiyeedka