(AKHRISO) Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo heshiis kala saxiixday

Reading Time: < 1 minute

Qodobada ay ku heshiiyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud & Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid.

1- 20 Malyan oo ay Dowladda imaaraadka ugu deeqday Dowladda Soomaaliya.

2- in loo fududeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed Visaha Imaaraadka.

3- in dib ay u bilowdaan duulimaadyadii shirkadaha diyaaradaha ee Imaaraadka Carabta (Fly Dubia)

4- waxaa dib loo furi doonaa Isbitaalkii Shiikh sayid ee imaaraadka kaas oo la xiray 2018.

5- in wafdi heer sare ah oo ka socda imaaraadka ay soo booqdaan Soomaaliya.