(AKHRISO) Sirihii Daahsona ee Xalay lagu Maleegay Xarunta Golaha Shacabka!!

Reading Time: < 1 minute

Iyado manta uu baaqday kulanki golaha shacabka aya waxa so baxaya warar ku si xogeysanaya gudaha magaalada muqdisho.

wararka aya shegaya in raiisul wasaare kheyre uu dhigay xalay magacyada qaar ka mid ah xildhibanada golaha shacabka in aysan so gali karin Xarunta golaha shacabka lona diido hadi halkasi ay iimadan iyaga iyo ilaaladooda.

Xildhibanadasi oo tira ahan la shegay 26-tan xildhibaan aya manta la isla dhexmarayaa in magacyadooda iyado ay ka mid yihiin Xildhibaaan Mahad Salad,Axmad Fiqi,Zakariye,Caqadir Cosoble,Cadow Cali Gees,Foosiyo Shiiq,iyo xildhibaano kale.

Inkasto manta uu baaqday kulanka hadana waxa so baxaya sirihi qorsana ee xalay halkaasi ka dhacay.
Sikastaba Xukumada kheyre aya hada u muuqata mid ka bixi doonta daaqada iyado Farmajo lagu dhaliilayo habdhaqanka Raiisul Wasaaraha doonaya in dalka uu gacantiisa ku maamulo.