AKHRISO: Masuuliyiin Xilal Cusub Loo Magacaabay Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe

Reading Time: < 1 minute

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa Maanta Xilal Cusub loo Magacaabay degmooyinka Mahadaay iyo Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe iyo kan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

HOOS KA AQRISO WAREEGTADA: