[Akhriso] Magacyadda Sagaalka Xildhibaan ee maanta lagu doortay Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay Xarunta dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ku qabteen doorashada Sagaal kamid ah kuraasta Gobolada Shacabka ee Gobolads Waqooyi.

Sagaalka Kursi waxaa lagu tartamay  labo kursi oo kaliyah, waxaana inta kale ay u badnaayeen kuwo si gaar ah loogu xiray shaqsiyaad gaar ah.

Sagaalka Xildhibaan ee ku soo baxay doorashadii maanta ee Gobolada Waqooyi

  1. Ayuub Ismaacil Yuusuf
  2. Dr C/llaahi Abiib
  3. Dr Cilmi Maxamed Nuur
  4. Mohamed Xuseen Haadi
  5. Caasha Koos
  6. Abdirahman Ahmed Suge
  7. Khadra Maxamud Raage
  8. Nadra Saalax Cabdi
  9. Suleyman Cali Xusen