Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa goordhow soo magacaabay golihiisa cusub ee wasiiradda oo ka kooban 25 wasiir.
Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad kooban jeediyay magacaabista kahor ayaa sheegay in Xukuumadda cusub uu ugu magac daray DAN QARAN, isagoo golaha shacabka ka codsaday iney ansixiyaan wasiiradan, si howlaha ay dalka u hayaan u guda gasho.
Halkan ka akhriso magacyada wasiiradda cusub
Saalax Jaamac ra’iisul wasaare Kuxigeen
Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur Wasiirka Diinta iyo Awqaafta
Xasan Macalin Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuirka
Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Arrimaha gudaha.
Dr.Cilmi Maxamuud Nuur Wasiirka Maaliyadda.
C/aaair Jaamac Wasiirka Gaashnaadhiga
Abhir Huruuse Wasiirka arrimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga
Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare
Maxamuud C/raxmaan Beena Beene Wasiirka qorsheynta iyo maalgashiga
Jaamac ilkaa Jiir Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiid
Fardowsa cismaan Dhoore Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka
Jaamac Xasan Khaliif Wasiirka Boosatada iyo Isgaatsiinta
Xasan Xuseen Eelaay Wasiirka Xananaada Xoolaha
Jibriil Cabdi rashiid Wasiirka Ganacsiga warshadaha
Ismaaciil sheekh Bashiir Wasiirka Howlaha guud iyo gureyenta
Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka.
Dr Crisaaq Cumar Maxamed Wasiirka Batroolka Macdanta
Maxamed Doodishe Wasiirka Amniga gudaha
Axmed Madoobe Nuunoow Wasiirka beeraha waraabka
Cali Xaaji Aadan Wasiirka Caafimaadka
Axmed Xasan aadan Wasiirka Kaluumeysiga kheyeraafka badda
Daauud Aelweys Wasiirka warfaafinta
Biixi Iimaan Cige Wasiirka Shaqada iyo shaqalaaha
Jaamac Taqal Wasiirka Korontada iyo Biyaha
Maxamed Barre Maxamuud Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraaha
Khadiija Al Makhzuumi Wasiirka Bay’adda iyo isbdelka Cimiladda.