AKHRISO: Magacyada Gudiga Qaban Qaabada Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka oo Laga Doodaayo

Reading Time: < 1 minute

Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo bandhigay Magacyada xubnaha guddiga qaban qaabada doorashada ee guddoomiyaha golaha Shacabka.

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodayaan xubnaha guddigan oo ka kooban 15 waxaana dood ka dib la filayaa in xildhibaannada golaha shacabka ay meelmariyaan.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!