Akhriso: Liiska 5-ta Kursi ee Golaha Shacabka oo dhowaan lagu dooranayo Galmudug

Reading Time: < 1 minute

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa goor dhoweyd shaaciyey Liiska 5 kursi oo ah kuwii ugu horeeyay ee lagu dooranayo maamulka Galmduug.

Kuraastan shanta ee lagu dooranayo Galmudug maalmaha soo socda ayaa tirsigooda iyo xildhibaannada ku fadhiya waxay kala yihiin:

1- HOP#043 = Xuseen Qaasim Yuusuf

2- HOP#054 = Cabdishakuur Cali Mire

3- HOP#104 = Mahad Cabdalla Cawad

4- HOP#067 = Cabdullaahi Cali Axmed

5- HOP#026 = Ikraan Aadan Absuge

Xalay ayey ahayd markii uu madaxweynaha Galmudug ku dhawaaqay inny maalmo gudahood dooranayaan shan xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!