[AKHRISO] Guddiga Doorashada oo soo saaray jadwalka Doorashada 2021

Reading Time: 2 minutes

Warsaxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashada guud ee Federaalka ayaa lagu shaaciyay Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) 2020/2021

War saxaadadeedka ayaa lagu sheegay  “Su waafaqsan mas’uuliyadda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ka saaran hirgelinta doorashooyin degdeg ah, waqtigooda ku dhaca, xor iyo xalaal ah iyo baahida loo qabo in la bilaabo geeddi-socodka doorashooyinka iyada oo laga hor tegayo dib u dhac dambe, GHDHF wuxuu shaacinayaa jadwalka ugu dambeeya ee doorashooyinka iyadoo la raacayo shaxda doorashada 29 Juun, habraacyaddii 17 Sebtember iyo 27 May lagu heshiiyay oo ay si wada jir ah u wada saxiixeen dhammaan madaxda maamullada Dowlada federaalka Soomaaliya.”

Halka hoose ka Akhriso jadwalka Doorashada labada aqal ee BJFS.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!