Tirinta maalmaha uga harsan xafiiska Madaxweynaha Maxamed Farmaajo.
[sales_countdown_timer id=”salescountdowntimer”]
Warqad ka soo baxday wasaaradda arrimaha dibadda JFS aya waxaa dib loogu yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan iyo ku xigeenkiisa kaddib markii ay labo maalin ka hor isku dhex dileen safaaradda dhexdeeda.
Masuuliyad xumada halkaa ka dhalatay ayaa dowladda Suudaan waxa ay ka codsatay dowladda Soomaaliya in laga kaxeeyo safiirka iyo ku xigeenkiisa dalka Suudaan muddo ku siman 72 saacadood sida ay noo xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan shaqaalaha safaaradda ee magaalada Khartuum.
Danjire: Maxamed Isaaq Ibraahim iyo Ku xigeenkiisa la taliyah koowaad Cusmaan Axmed Maxamed ayaa lagu amray in ay dalka dib ugu soo laabtaan afar maalmood gudahood taasoo ka bilaabaneysa 21 Febraayo 2020.
Halka hoose ka akhriso