(Akhriso) Agendaha shirka golaha wasiirada oo goor dhaw furmi doona

Reading Time: < 1 minute

Waxaa dhawaan furmaya shirkii aan caadiga ahayn ee golaha wasiirada kaa soo lagu wado in lagu magacaabo taliyeyaal iyo wasiiro cusub oo buuxin doona boosaska bannaan ee golaha wasiirada

Waxaan shirki ku jirin in go’aanada badanaba ka yimaada Madaxweynaha uu si toos ah ugu lug leeyahay Agaasimaha Madaxtooyada Fahad Yasin taasoo ummada Soomaaliyeed dhibaato ku ah.

Dhan kale Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa aad uga xun sida ay wax u socdaan iyo amarka la dul dhigey oo ah feker shaqsiyadeed oo aan Dalka Soomaaliyeed xal u aheyn.

Sida aan xogta ku heleyno ummada Soomaaliyeed ayaa la yaabi doonta shaqsiyaadka maanta la Magacaabi doono oo ah kuwo dembiyo waaweyn ka galey dalka iyo dadka, iyo aan sumcad ku laheyn bulshada soomaaliyeed dhaxdeeda.